(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko

Ciidamo uu hogaaminayo abaanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka XDS Jen. C/llaahi Cali Caanood oo shalay gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa magaaladaas ka wada howlgalo lagu xaqiijinayo amniga. Howlgaladan oo ciidamadu ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Marko ayey ku soo qabqabteen dhalinyaro fara badan oo la tuhmay iney ka tirsan yihiin kooxda … Continue reading (Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko